• Contact US
  • About US
  • MM Islamic TV
  • Facebook
  • Youtube
  • Tiktok
  • Instagram
MM Somali TV
  • Home
  • News
    • Somali News
    • English News
  • Dood-Abuur
  • Dhibcaha Taariikhda
  • Nuurka Islaamka
  • Tech News
  • Barnaamijyo Kale
    • Caqli Keen
    • Ciyaaraha
Latest News
  • [ March 17, 2025 ] Xog dhamaystiran oo ku saabsan Lacagta Solana News
  • [ March 15, 2025 ] Shiinaha iyo Ruushka Oo Taageero Buuxda U Muujiyey Barnaamijka Nukliyeerka ee Iiraan. News
  • [ March 15, 2025 ] Xiisaha Looqabo In Bitcoin La Maalgashado Oo Hoos U Dhacday Bilihii U Dambeeyey. News
  • [ March 14, 2025 ] Qiimaha dahabka oo hawada isku shareeray, shidaalka oo jabay iyo suuqa crypto-da oo hoos u dhacay News
  • [ March 13, 2025 ] Ganacsatada Waaweyn ee Mareykanka oo Ka Digaaya Dhaqaale Burbur uu Sababo Trump News
May 8, 2025

Ciyaaraha

Ciyaaraha

Wariye Fabrizio Romano Oo Bixiyey Xogtii U Dambaysay Ee Mustaqbalka Luka Modric & Haddii Uu Tegayo Sucuudiga

June 1, 2023 Khaalid Indho Comments Off on Wariye Fabrizio Romano Oo Bixiyey Xogtii U Dambaysay Ee Mustaqbalka Luka Modric & Haddii Uu Tegayo Sucuudiga

Wariyaha ciyaaraha ee Fabrizio Romano ayaa soo bandhigay xogtii u dambaysay ee mustaqbalka xiddiga reer Croatia ee Luka Modric ee […]

Ciyaaraha

Waa Kuwee labada Kooxood Oo U Midoobay Sidii Ay Lionel Messi Uga Joojin Lahaayeen Inuu Tago Waddanka Sucuudiga

May 31, 2023 Khaalid Indho Comments Off on Waa Kuwee labada Kooxood Oo U Midoobay Sidii Ay Lionel Messi Uga Joojin Lahaayeen Inuu Tago Waddanka Sucuudiga

Laba kooxood ayaa iskugu tegaya Lionel Messi si ay uga joojiyaan in uu saxeexo heshiis ku kacaya £1 bilyan oo […]

Ciyaaraha

Casemiro, Salah, Saka, Kane, De Bruyne, mise Erling? – Xiddiga Sannadka Ee Premier League Oo Lagu Dhawaaqay

May 27, 2023 Khaalid Indho Comments Off on Casemiro, Salah, Saka, Kane, De Bruyne, mise Erling? – Xiddiga Sannadka Ee Premier League Oo Lagu Dhawaaqay

Xiddigii ugu fiicnaa horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League xilli-ciyaareedkan sii dhamaanaya ee 2022/23 ayaa lagu dhawaaqay, waxaana guuleystaha hadda […]

Ciyaaraha

Haddii Uu Vini Diido Inuu Ciyaaro, Aniguna Waan Iska Baxayaa…” Xiddig Real Madrid Ah Oo Warkiisa Caddeeyey

May 22, 2023 Khaalid Indho Comments Off on Haddii Uu Vini Diido Inuu Ciyaaro, Aniguna Waan Iska Baxayaa…” Xiddig Real Madrid Ah Oo Warkiisa Caddeeyey

Vinicius Junior ayaa garab weyn ka helay ciyaartoyda kooxdiisa Real Madrid oo dhamaantood soo bandhigay farriimo ay ku garab istaagayaan, […]

Ciyaaraha

Tababare Aqbalay Inuu Shaqada Tottenham Qabto Oo Kaga Guuleysanaya Luis Enrique

May 22, 2023 Khaalid Indho Comments Off on Tababare Aqbalay Inuu Shaqada Tottenham Qabto Oo Kaga Guuleysanaya Luis Enrique

Macalinka kooxda Feyenoord ee Arne Slot ayay sii xoogaysanayaan wararka la xidhiidhinaya shaqada tababarenimo ee Tottenham Hotspurs. Slot oo 44 […]

Ciyaaraha

Man United Oo La Heshiisay Saxeexeeda Koowaad Ee Xagaaga & Booska Uu Ka Ciyaaro

May 16, 2023 Khaalid Indho Comments Off on Man United Oo La Heshiisay Saxeexeeda Koowaad Ee Xagaaga & Booska Uu Ka Ciyaaro

Man United ayaa u muuqata mid heshiiska shaqsiga ah lasii gaadhay saxeexeeda ugu horreeya ee ay isku soo xoojinayso suuqa […]

Ciyaaraha

Muller Oo La Kala Saftay Real Madrid Iyo Man City Kulanka Todobakan ee championka

May 15, 2023 Khaalid Indho Comments Off on Muller Oo La Kala Saftay Real Madrid Iyo Man City Kulanka Todobakan ee championka

Ruugcaddaaga kooxda Bayern Munich ee Thomas Muller ayaa kala doortay kooxaha Real Madrid iyo Manchester City kahor kulankooda lugta labaad […]

Ciyaaraha

Man United iyo Wolves – Rajada kalinta Ee Man United Oo Miiska Saaray, Xiddiga Weyn Ee Ka Maqan & Midka Usoo Laabtay

May 13, 2023 Khaalid Indho Comments Off on Man United iyo Wolves – Rajada kalinta Ee Man United Oo Miiska Saaray, Xiddiga Weyn Ee Ka Maqan & Midka Usoo Laabtay

Manchester United ayaa galabta gegida Old Trafford kusoo dhawayn doonta dhigeeda Wolverhampton Wanderers kulan wax badan ka go’aamin kara xilli […]

Ciyaaraha

Carlo Ancelotti Oo Go’aan Ka Gaadhay Luka Modric Ka Hor Ciyaarta Man City

May 8, 2023 Khaalid Indho Comments Off on Carlo Ancelotti Oo Go’aan Ka Gaadhay Luka Modric Ka Hor Ciyaarta Man City

Tababaraha Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa shaaciyey qorshihiisa Luka Modric ee kulanka habeen dambe ee Manchester City oo lugta […]

Ciyaaraha

Yaa ku guuleystay Horyaalka Dalka Talyaaniga ?

May 5, 2023 Abdirisak Coomey Comments Off on Yaa ku guuleystay Horyaalka Dalka Talyaaniga ?

Kooxda Napoli ayaa markii ugu horreysay muddo 33 sannadood ah ku guuleysatay horyaalka Talyaaniga ee Seria A, kadib markii ay […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 12 »

Crypto Market Updates

Top 25 Crypto Price Ticker

Top 25 Cryptocurrencies

Coin Name Price USD 24h Changes Market Cap

Premier League

MM Somali TV, Waa TV madaxbanaan oo ka hawl gala dhulka Soomaalida iyo Daafaaha Caalamkaba.

Recently
  • Xog dhamaystiran oo ku saabsan Lacagta Solana March 17, 2025
  • Shiinaha iyo Ruushka Oo Taageero Buuxda U Muujiyey Barnaamijka Nukliyeerka ee Iiraan. March 15, 2025
  • Xiisaha Looqabo In Bitcoin La Maalgashado Oo Hoos U Dhacday Bilihii U Dambeeyey. March 15, 2025
  • Qiimaha dahabka oo hawada isku shareeray, shidaalka oo jabay iyo suuqa crypto-da oo hoos u dhacay March 14, 2025
  • Ganacsatada Waaweyn ee Mareykanka oo Ka Digaaya Dhaqaale Burbur uu Sababo Trump March 13, 2025
  • Guryo duullaaya marka ay dareemaan dhul gariir oo wadanka Japan hindisay. March 13, 2025
  • Dawladda Ereteriya, ayaa ka hadashay hadal haynta la xidhiidha inuu dagaal ka dhex qarxi karo iyaga iyo Itoobiya. March 9, 2025
Hargeisa
Weather Icon
Mogadishu
Weather Icon
Hot Line
  • Home
  • News
    • Somali News
    • English News
  • Dood-Abuur
  • Dhibcaha Taariikhda
  • Nuurka Islaamka
  • Tech News
  • Barnaamijyo Kale
    • Caqli Keen
    • Ciyaaraha

Copyright © 2025 | MM Somali TV