Maxay kawada Hadleen Koomishanka iyo Ganacsatada Somaliland ? October 26, 2024 Abdirisak Coomey Comments Off on Maxay kawada Hadleen Koomishanka iyo Ganacsatada Somaliland ? Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa xafiiskooda kulun kula qaatay xubno ka mid ah Ganacsatada waaweyn ee dalka JSL. Kulanka ayaa ujeedadiisu ahayd duco iyo dardaaran ku saabsan doorashada .