• Contact US
  • About US
  • MM Islamic TV
  • Facebook
  • Youtube
  • Tiktok
  • Instagram
MM Somali TV
  • Home
  • News
    • Somali News
    • English News
  • Dood-Abuur
  • Dhibcaha Taariikhda
  • Nuurka Islaamka
  • Tech News
  • Barnaamijyo Kale
    • Caqli Keen
    • Ciyaaraha
Latest News
  • [ March 17, 2025 ] Xog dhamaystiran oo ku saabsan Lacagta Solana News
  • [ March 15, 2025 ] Shiinaha iyo Ruushka Oo Taageero Buuxda U Muujiyey Barnaamijka Nukliyeerka ee Iiraan. News
  • [ March 15, 2025 ] Xiisaha Looqabo In Bitcoin La Maalgashado Oo Hoos U Dhacday Bilihii U Dambeeyey. News
  • [ March 14, 2025 ] Qiimaha dahabka oo hawada isku shareeray, shidaalka oo jabay iyo suuqa crypto-da oo hoos u dhacay News
  • [ March 13, 2025 ] Ganacsatada Waaweyn ee Mareykanka oo Ka Digaaya Dhaqaale Burbur uu Sababo Trump News
May 14, 2025

Month: August 2024

News

Madaxweynaha somaliland oo fariin kale udirey Soomaaliya

August 26, 2024 Abdirisak Coomey Comments Off on Madaxweynaha somaliland oo fariin kale udirey Soomaaliya

“Dawlad kasta oo Somaliland Far ku xagata shan farood ayaanu ku xaganayna”Madaxweyne Biixi

News

Xildhibaan Xirsi oo ka tirsan Barlamaanka Somaliland oo si kulul uga hadlayGoaanka dawladda soomaliya .

August 26, 2024 Abdirisak Coomey Comments Off on Xildhibaan Xirsi oo ka tirsan Barlamaanka Somaliland oo si kulul uga hadlayGoaanka dawladda soomaliya .

” kuweena Soomaaliya ka shqeeya waxaan leeyahay iskaga kalaaya Waxba inooma Hadhine ,Xukuumadana waxaan leeyahay Cafis haloo fidiyo Dhamaantood waayo […]

News

Xisbiga Waddani oo ka jawaabey Eedeymo loo Jeediyey Somaliland.

August 25, 2024 Abdirisak Coomey Comments Off on Xisbiga Waddani oo ka jawaabey Eedeymo loo Jeediyey Somaliland.

Xoghayaha xisbiga waddani ayaa ka hadlay goaamo kasoo baxey Dawlada Soomaaliya oo ka dhan ah soomaaliya wuxuuna Dawlada Muqdisho uga […]

News

Waa Maxay Tiknoolajiyada Web 3.0 ?

August 25, 2024 Abdirisak Coomey Comments Off on Waa Maxay Tiknoolajiyada Web 3.0 ?

Web 3.0, waa marxaladda xigta ee horumarinta internetka. Waxay u socotaa in ay badasho Web 2.0 oo ahaa hab dadka […]

News

Aasaasihii Aaladda Telegram oo la xidhey

August 25, 2024 Abdirisak Coomey Comments Off on Aasaasihii Aaladda Telegram oo la xidhey

Pavel Durov, oo ah aasaasaha iyo maamulaha aaladda Telegram, ayaa lagu xidhay Faransiiska. Xadhigiisa ayaa la la xidhiidhinayaa eedeymo ku […]

News

Somaliland oo si adag uga hadashey Qoraalka kasoo Baxey Soomaaliya

August 24, 2024 Abdirisak Coomey Comments Off on Somaliland oo si adag uga hadashey Qoraalka kasoo Baxey Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cali Mareexaan ayaa si adag uga jawaabey Hadalada kasoo yeedhay Iyo sidoo kale Qoraalka ay soo saartay […]

News

Soomaaliya oo talaabo Ka dhan ah Somaliland qaadey

August 24, 2024 Abdirisak Coomey Comments Off on Soomaaliya oo talaabo Ka dhan ah Somaliland qaadey

Wasaarada Ganacsiga Soomaaliya oo war soo saartay ayaa sheegtay in shirkadaha Ganacsi iyo Xawaaladuhuba ay isticmaalaan magaca Soomaaliya isla markaana […]

News

Shirkada Diyaarada Ethiopian Airline oo qaadey Talaabo ka dhan Ah Somaliland.

August 24, 2024 Abdirisak Coomey Comments Off on Shirkada Diyaarada Ethiopian Airline oo qaadey Talaabo ka dhan Ah Somaliland.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in shirkadda diyaaradaha ee Ethiopian Airline ay aqbashay in ay beddesho bogeeda tigidhada laga goosto oo […]

News

Tartanka Dabaasha oo markii uhoreysay Lagu qabtay Hargeysa

August 22, 2024 Abdirisak Coomey Comments Off on Tartanka Dabaasha oo markii uhoreysay Lagu qabtay Hargeysa

Somaliland gaar ahaan Magaalada hargeysa waxa lagu qabtay Tartanka Dhanka Dabaasha oo ay ka qayb qaateen Dhalinyaro Tiro Naasir Ibraahim […]

News

Talaabo ka dhan ah Dadka Soogalootiga ah oo ay qadeyso Dawlada Uk.

August 21, 2024 Abdirisak Coomey Comments Off on Talaabo ka dhan ah Dadka Soogalootiga ah oo ay qadeyso Dawlada Uk.

Dowladda Britain ayaa faah faahin ka bixisay tallaabooyinka lagu xoojinayo ammaanka xuduudaha iyo xoojinta xeerarka socdaalka. Waxa ay sheegtay in […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 7 »

Crypto Market Updates

Top 25 Crypto Price Ticker

Top 25 Cryptocurrencies

Coin Name Price USD 24h Changes Market Cap

Premier League

MM Somali TV, Waa TV madaxbanaan oo ka hawl gala dhulka Soomaalida iyo Daafaaha Caalamkaba.

Recently
  • Xog dhamaystiran oo ku saabsan Lacagta Solana March 17, 2025
  • Shiinaha iyo Ruushka Oo Taageero Buuxda U Muujiyey Barnaamijka Nukliyeerka ee Iiraan. March 15, 2025
  • Xiisaha Looqabo In Bitcoin La Maalgashado Oo Hoos U Dhacday Bilihii U Dambeeyey. March 15, 2025
  • Qiimaha dahabka oo hawada isku shareeray, shidaalka oo jabay iyo suuqa crypto-da oo hoos u dhacay March 14, 2025
  • Ganacsatada Waaweyn ee Mareykanka oo Ka Digaaya Dhaqaale Burbur uu Sababo Trump March 13, 2025
  • Guryo duullaaya marka ay dareemaan dhul gariir oo wadanka Japan hindisay. March 13, 2025
  • Dawladda Ereteriya, ayaa ka hadashay hadal haynta la xidhiidha inuu dagaal ka dhex qarxi karo iyaga iyo Itoobiya. March 9, 2025
Hargeisa
Weather Icon
Mogadishu
Weather Icon
Hot Line
  • Home
  • News
    • Somali News
    • English News
  • Dood-Abuur
  • Dhibcaha Taariikhda
  • Nuurka Islaamka
  • Tech News
  • Barnaamijyo Kale
    • Caqli Keen
    • Ciyaaraha

Copyright © 2025 | MM Somali TV