Madaxweynaha Somaliland oo lagu soo dhaweeyey Gobolka Hawd August 27, 2024 Abdirisak Coomey Comments Off on Madaxweynaha Somaliland oo lagu soo dhaweeyey Gobolka Hawd Muuse Biixi Cabdi ayaa muddo 7 sanno ah kadib waxa uu gaadhay magaalada Balli-Gubadle ee Xarunta Gobolka Hawd waxaanu halkaasi xadhiga kaga jarey Mashaariico ay xukuumadiisu ka fulisayGobolkaasi .