Xisbiga Waddani oo ka jawaabey Eedeymo loo Jeediyey Somaliland. August 25, 2024 Abdirisak Coomey Comments Off on Xisbiga Waddani oo ka jawaabey Eedeymo loo Jeediyey Somaliland. Xoghayaha xisbiga waddani ayaa ka hadlay goaamo kasoo baxey Dawlada Soomaaliya oo ka dhan ah soomaaliya wuxuuna Dawlada Muqdisho uga digey inay Arrimahaasi iskaga Fogaato