Soomaaliya oo talaabo Ka dhan ah Somaliland qaadey August 24, 2024 Abdirisak Coomey Comments Off on Soomaaliya oo talaabo Ka dhan ah Somaliland qaadey Wasaarada Ganacsiga Soomaaliya oo war soo saartay ayaa sheegtay in shirkadaha Ganacsi iyo Xawaaladuhuba ay isticmaalaan magaca Soomaaliya isla markaana ay iska ilaawaan ama joojiyaan Adeegsiga Magaca Somaliland