Tartanka Feedhka oo ka furmay Hargeysa July 28, 2024 Abdirisak Coomey Comments Off on Tartanka Feedhka oo ka furmay Hargeysa Hargeysa waxa ka furmay Tartanka feedhka oo ay ku tartamayaan dhalinyaro Aad uda’yar kuwaasi oo kala socday Gobolada maroodi-jeex iyo gabiley