Khilaafka golaha Deegaanka Burco oo sii kordhay. July 13, 2024 Abdirisak Coomey Comments Off on Khilaafka golaha Deegaanka Burco oo sii kordhay. Gudoomiyaha Gobolka togdheer oo ka hadlay Khilaafka Golaha deegaanka ayaa sheegay ““Maayir ku Xigeen soo Qayliya ayaanu arki jirnay laakiin Haddaanu Helnay mid laga Qaylinayo” ayuu Yidhi Badhasaabka G-Togdheer