Guddida Dadka dega Deegaanada Galbeedka Burco iyo Koonfurta Hargeysa oo Wareejiyey Lacag dhan $500.000 . July 1, 2024 Abdirisak Coomey Comments Off on Guddida Dadka dega Deegaanada Galbeedka Burco iyo Koonfurta Hargeysa oo Wareejiyey Lacag dhan $500.000 . $500,000 oo dollar oo mag ah ayay maanta bixiyeen gudida Garxajis. Magtan ayaa ah ciidamadii ku dhintay shaqaaqadii Buurta Gacan-libaax