• Contact US
  • About US
  • MM Islamic TV
  • Facebook
  • Youtube
  • Tiktok
  • Instagram
MM Somali TV
  • Home
  • News
    • Somali News
    • English News
  • Dood-Abuur
  • Dhibcaha Taariikhda
  • Nuurka Islaamka
  • Tech News
  • Barnaamijyo Kale
    • Caqli Keen
    • Ciyaaraha
Latest News
  • [ May 21, 2025 ] Why are the Presidents of the Republic of Somaliland traveling to African countries, starting with Djibouti? English News
  • [ May 21, 2025 ] Why are the Presidents of the Republic of Somaliland traveling to African countries, starting with Djibouti? MMTV Live TV
  • [ March 17, 2025 ] Xog dhamaystiran oo ku saabsan Lacagta Solana News
  • [ March 15, 2025 ] Shiinaha iyo Ruushka Oo Taageero Buuxda U Muujiyey Barnaamijka Nukliyeerka ee Iiraan. News
  • [ March 15, 2025 ] Xiisaha Looqabo In Bitcoin La Maalgashado Oo Hoos U Dhacday Bilihii U Dambeeyey. News
May 25, 2025

Month: May 2024

News

Eedeysane Sayid Cali oo Hore Xaaskiisa udiley ayaa Maxkamada Racfaanka Muqdisho la hor keenay.

May 5, 2024 Abdirisak Coomey Comments Off on Eedeysane Sayid Cali oo Hore Xaaskiisa udiley ayaa Maxkamada Racfaanka Muqdisho la hor keenay.

Maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir ayaa mar kale maanta u fadhiisatay kiiska dacwdadda dilka ah ee loo haysto Sayid Cali Macallin […]

News

Israa’iil oo dishay Afar ka tirsan ururka Xamaas.

May 5, 2024 Abdirisak Coomey Comments Off on Israa’iil oo dishay Afar ka tirsan ururka Xamaas.

Ciidamada Israel ayaa dilay shan falastiiniyiin ah oo ay ku jiraan afar dagaalyahan oo ka tirsan kooxda Xamaas, kadib weerar […]

News

Khasaare ka dhashey Hoobiye xalay lagu soo tuurey Muqdisho.

May 5, 2024 Abdirisak Coomey Comments Off on Khasaare ka dhashey Hoobiye xalay lagu soo tuurey Muqdisho.

Hoobiye ayaa xalay kusoo dhacay dhabarka danbe ee Madxafka Qaranka, gaar ahaan dhisme aad ugu dhow xarunta TV-ga Universal, waxaana […]

News

Milateriga Somaliland oo war Adag soo saarey

May 4, 2024 Abdirisak Coomey Comments Off on Milateriga Somaliland oo war Adag soo saarey

milateriga Somaliland ayaa beeniyey warqad Qoraal ah oo uu bixiyey mid kamkd saraakiisha Milateriga somaliland. milaterigu waxay sheegen in warqadaas […]

News

Turkiga oo joojiyey ganacsigii kala dhaxeeyey Israa’iil

May 4, 2024 Abdirisak Coomey Comments Off on Turkiga oo joojiyey ganacsigii kala dhaxeeyey Israa’iil

Turkiga ayaa joojiyay dhammaan xiriirkii ganacsi ee uu la lahaa Israa’iil ka dib waxa ku tilmaameen “musiibada bini’aadanimo ee sii […]

News

Xaalad adag oo ka taagan Marinka Qaza.

May 4, 2024 Abdirisak Coomey Comments Off on Xaalad adag oo ka taagan Marinka Qaza.

Sarkaal sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa sheegtay Jimcihi in waqooyiga Gaza ay hadda ka jirto macluul buuxda, kaddib […]

News

Dad ku dhintay Roobab ka da’ay Dalka Brazil.

May 2, 2024 Abdirisak Coomey Comments Off on Dad ku dhintay Roobab ka da’ay Dalka Brazil.

Toban qof ayaa ku dhintay 21 kalena waa la la’yahay roobab lixaad leh oo toddobaadkan ka da’ay gobolka koonfurta Brazil […]

News

Fatahaado ku dhuftay Gobolka Hiiraan iyo Khasaaraha ka dhashey .

May 2, 2024 Abdirisak Coomey Comments Off on Fatahaado ku dhuftay Gobolka Hiiraan iyo Khasaaraha ka dhashey .

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya roobab xoogan oo ku dhawaad 5 saacadood oo xiriir ah ka da’ay Xalay gudaha […]

News

Xubno ka tirsan ururka Al-shabaab oo lagu diley Dalka Kenya .

May 2, 2024 Abdirisak Coomey Comments Off on Xubno ka tirsan ururka Al-shabaab oo lagu diley Dalka Kenya .

Ugu yaraan lix qof oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ayaa Arbacadii shalay lagu dilay weerar gaadmo […]

News

Tirada dadka ku dhintay Roobaka ka da’ay Kenya oo korodhay .

May 2, 2024 Abdirisak Coomey Comments Off on Tirada dadka ku dhintay Roobaka ka da’ay Kenya oo korodhay .

Saraakiil ka tirsan Dowladda Kenya iyo Ururka Caalamiga ah ee Laanqeerta Cas ayaa Arbacadii sheegay, in tirada dadka ku dhintay […]

Posts pagination

« 1 … 9 10 11 »

Crypto Market Updates

Top 25 Crypto Price Ticker

Top 25 Cryptocurrencies

Coin Name Price USD 24h Changes Market Cap

Premier League

MM Somali TV, Waa TV madaxbanaan oo ka hawl gala dhulka Soomaalida iyo Daafaaha Caalamkaba.

Recently
  • Why are the Presidents of the Republic of Somaliland traveling to African countries, starting with Djibouti? May 21, 2025
  • Why are the Presidents of the Republic of Somaliland traveling to African countries, starting with Djibouti? May 21, 2025
  • Xog dhamaystiran oo ku saabsan Lacagta Solana March 17, 2025
  • Shiinaha iyo Ruushka Oo Taageero Buuxda U Muujiyey Barnaamijka Nukliyeerka ee Iiraan. March 15, 2025
  • Xiisaha Looqabo In Bitcoin La Maalgashado Oo Hoos U Dhacday Bilihii U Dambeeyey. March 15, 2025
  • Qiimaha dahabka oo hawada isku shareeray, shidaalka oo jabay iyo suuqa crypto-da oo hoos u dhacay March 14, 2025
  • Ganacsatada Waaweyn ee Mareykanka oo Ka Digaaya Dhaqaale Burbur uu Sababo Trump March 13, 2025
Hargeisa
Weather Icon
Mogadishu
Weather Icon
Hot Line
  • Home
  • News
    • Somali News
    • English News
  • Dood-Abuur
  • Dhibcaha Taariikhda
  • Nuurka Islaamka
  • Tech News
  • Barnaamijyo Kale
    • Caqli Keen
    • Ciyaaraha

Copyright © 2025 | MM Somali TV