Xuska 18-ka may oo maanta somaliland looga Dabaal dagay May 18, 2024 Abdirisak Coomey Comments Off on Xuska 18-ka may oo maanta somaliland looga Dabaal dagay Munaasibadda sanad guurada 33aad ee dib ula soo noqoshada madax-banaanida somaliland ee 18ka may ayaa maanta si weyn looga xusay deegaaanada somaliland