• Contact US
  • About US
  • MM Islamic TV
  • Facebook
  • Youtube
  • Tiktok
  • Instagram
MM Somali TV
  • Home
  • News
    • Somali News
    • English News
  • Dood-Abuur
  • Dhibcaha Taariikhda
  • Nuurka Islaamka
  • Tech News
  • Barnaamijyo Kale
    • Caqli Keen
    • Ciyaaraha
Latest News
  • [ May 21, 2025 ] Why are the Presidents of the Republic of Somaliland traveling to African countries, starting with Djibouti? English News
  • [ May 21, 2025 ] Why are the Presidents of the Republic of Somaliland traveling to African countries, starting with Djibouti? MMTV Live TV
  • [ March 17, 2025 ] Xog dhamaystiran oo ku saabsan Lacagta Solana News
  • [ March 15, 2025 ] Shiinaha iyo Ruushka Oo Taageero Buuxda U Muujiyey Barnaamijka Nukliyeerka ee Iiraan. News
  • [ March 15, 2025 ] Xiisaha Looqabo In Bitcoin La Maalgashado Oo Hoos U Dhacday Bilihii U Dambeeyey. News
June 2, 2025

Month: April 2024

News

Ciidamo ka tirsan kuwa Mareykanka oo toogasho lagu diley .

April 30, 2024 Abdirisak Coomey Comments Off on Ciidamo ka tirsan kuwa Mareykanka oo toogasho lagu diley .

Afar ka mid ah ciidamada ammaanka oo amar maxkamadeed ka fulinayay magaalada Charlotte ayaa toogasho lagu dilay iyadoo afar kalena […]

News

Malaayiin ka mid ah bisadaha ingiriiska oo saacadahu ay ka dhacayaan (Microchip) iyo mulkiileyaasha bisadahaas oo wajahaya ganaax dhan £500.

April 30, 2024 Abdirisak Coomey Comments Off on Malaayiin ka mid ah bisadaha ingiriiska oo saacadahu ay ka dhacayaan (Microchip) iyo mulkiileyaasha bisadahaas oo wajahaya ganaax dhan £500.

Dhawr toddobaad oo keliya ayaa ka hadhay ilaa dhammaanbisadaha England ay u baahan yihiin in microchipped lagu sameeyo.Laga bilaabo 10ka […]

News

Mareykanka Oo digniin udirey Taageerayaasha Dhinacyada Isku haya Suudaan.

April 30, 2024 Abdirisak Coomey Comments Off on Mareykanka Oo digniin udirey Taageerayaasha Dhinacyada Isku haya Suudaan.

Mareykanka ayaa ka codsaday dhammaan dalalka oo ay ku jirto Imaaraadka Carabta – inay joojiyaan taageerada ay u fidinayaan dhinacyada […]

News

Wasaarada Arrimaha dibeda Somaliland oo War kasoo saartay Muwaadiniinta Somaliland ee ku xidhan Muqdisho .

April 29, 2024 Abdirisak Coomey Comments Off on Wasaarada Arrimaha dibeda Somaliland oo War kasoo saartay Muwaadiniinta Somaliland ee ku xidhan Muqdisho .

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr. Ciise Keyd Maxamuud, ayaa ka hadlay 6 muwaadin oo dawladda Soomaaliya ay Muqdisho ku xidhay […]

News

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Gaadhey Degmada Oog.

April 29, 2024 Abdirisak Coomey Comments Off on Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Gaadhey Degmada Oog.

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa gaadhey Degmada Oog ee Gobolka Sool oo Fadhiisin u ah Ciidamada Somaliland. […]

News

43 qof oo la la’yahay Gudaha Dalka kenya iyo Sababta.

April 29, 2024 Abdirisak Coomey Comments Off on 43 qof oo la la’yahay Gudaha Dalka kenya iyo Sababta.

Wararka naga soo gaaraya magaalada Garisa ee gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya, in ugu yaraan 43 qof oo rabay […]

News

Israa’iil oo Duqeysay Degmada Rafax.

April 29, 2024 Abdirisak Coomey Comments Off on Israa’iil oo Duqeysay Degmada Rafax.

Saraakiisha caafimaadka ayaa Isniinta maanta ah sheegay in ugu yaraan 13 Falastiiniyiin ah lagu dilay weerar cirka ah oo ay […]

News

“Amniga G.Sanaag Dab ayaa la rabaa in la galiyo oo sida Laascaanood laga dhigo” Boqor Maxamed Nuux.

April 28, 2024 Abdirisak Coomey Comments Off on “Amniga G.Sanaag Dab ayaa la rabaa in la galiyo oo sida Laascaanood laga dhigo” Boqor Maxamed Nuux.

“Amniga G.Sanaag Dab ayaa la rabaa in la galiyo oo sida Laascaanood laga dhigo” Boqor Maxamed Nuux.

News

Mareykanku muxuu ka yidhi mus-maasuqa ay ku kaceen ciidanka danab ee soomaaliya ?

April 28, 2024 Abdirisak Coomey Comments Off on Mareykanku muxuu ka yidhi mus-maasuqa ay ku kaceen ciidanka danab ee soomaaliya ?

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay inay dib u qiimeyn ku sameyn doonto xiriirkooda iyo wadashaqeyntooda Ciidanka sida gaarka ah u tababaran […]

News

Madaxweynaha Somaliland oo joojiyey dhismaha Degmada 26ka juun ee Hargeysa.

April 28, 2024 Abdirisak Coomey Comments Off on Madaxweynaha Somaliland oo joojiyey dhismaha Degmada 26ka juun ee Hargeysa.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Salal […]

Posts pagination

1 2 … 12 »

Crypto Market Updates

Top 25 Crypto Price Ticker

Top 25 Cryptocurrencies

Coin Name Price USD 24h Changes Market Cap

Premier League

MM Somali TV, Waa TV madaxbanaan oo ka hawl gala dhulka Soomaalida iyo Daafaaha Caalamkaba.

Recently
  • Why are the Presidents of the Republic of Somaliland traveling to African countries, starting with Djibouti? May 21, 2025
  • Why are the Presidents of the Republic of Somaliland traveling to African countries, starting with Djibouti? May 21, 2025
  • Xog dhamaystiran oo ku saabsan Lacagta Solana March 17, 2025
  • Shiinaha iyo Ruushka Oo Taageero Buuxda U Muujiyey Barnaamijka Nukliyeerka ee Iiraan. March 15, 2025
  • Xiisaha Looqabo In Bitcoin La Maalgashado Oo Hoos U Dhacday Bilihii U Dambeeyey. March 15, 2025
  • Qiimaha dahabka oo hawada isku shareeray, shidaalka oo jabay iyo suuqa crypto-da oo hoos u dhacay March 14, 2025
  • Ganacsatada Waaweyn ee Mareykanka oo Ka Digaaya Dhaqaale Burbur uu Sababo Trump March 13, 2025
Hargeisa
Weather Icon
Mogadishu
Weather Icon
Hot Line
  • Home
  • News
    • Somali News
    • English News
  • Dood-Abuur
  • Dhibcaha Taariikhda
  • Nuurka Islaamka
  • Tech News
  • Barnaamijyo Kale
    • Caqli Keen
    • Ciyaaraha

Copyright © 2025 | MM Somali TV