Madaxweynaha Somaliland iyo Hogaanka xisbiga waddani oo kulmay March 20, 2024 Abdirisak Coomey Comments Off on Madaxweynaha Somaliland iyo Hogaanka xisbiga waddani oo kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Qasriga Madaxtooyada ku qaabiley Madaxweynihii hore ee Somaliland Iyo Masuuliyiinta Xisbiga Waddani.