Wasiirka wasaarada ciyaaraha somaliland ayaa soo saarey war-saxaafadeed uu shaqada kaga joojinayo Gudoomiyaha xidhiidhka kubada cagta somaliland fu’aad axmed cali oo qoraalkan lagu sheegay inuu ku kacay falal kala duwan oo uu kamid yahay qodob sheegaya qaran dumis iyo qodobo kale.
Dhankiisa Gudoomiye fuaad ayaa ka jawaabey eedeymahan iyo shaqo joojintan isagoo iska fogeeyey eedeymahaasi.