Budhcad Soomaali ah oo qabsadey Markab uu leeyahay Mareykanku.

Budhcad Soomaali ah ayaa la sheegay in ay Qabsadeen Markab Marayay Meel ku Beegan Xeebta Muqdisho Masaafo ahaana dhanka bariga u jirta ilaa 600NM.

Warkan waxaa sheegtay hay’adda ganacsiga Badaha ee Ingiriiska (UKMTO), taas oo maraakiibta uga digtay in ay ka taxadaraan Xeebaha Soomaaliya.