Bisha barakeysan ee ramadaan oo habeenki xalay ahaa bilatay ayaa wadamo badan oo islaam ah aan laga soomin maanta oo ay kow tahay bishaasi.
sidoo kale waxaan laga soomeyn maanta deegaanada Maamulka Puntland oo war uu soo saarey maamulkaasi uu ku sheegay in aan deegaanadooda laga arkin bishaasi
inta badan dadka muslimiinta ah gaar ahaan soomaalida ayaa marar dhawr ah isku maandhaafa bilashada bishan .