Guud ahaan dunida inteeda badan maanta waxa ukow ah curashada bisha ramadaan oo laga arkay dhulal badan oo Islaam ah.
wadamo ay kamid yihiin Cuma ,Jordan ,Marooko ,Liibiya ayaan maanta laga soomin Maadama ay sheegen inaan Wadamadooda laga arag Curashada bisha Ramadaan.