Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa waxay soo saartay xukunka ninkii xaaskiisa ku diley magaalada muqdisho isagoo dab u adeegsaday .
maxkamaddu waxay sheegtay in lagu xukumay dil toogasho ah sayid cali oo Ku sugnaa goobta uu xukunku ka dhacey ee maxkamadda gobolka banaadir.
Qareenka udoodayey eedeysanaha ayaa sheegay inay kiiskaas ka qaaten Racfaan isla markaana aanay ku qanacsaneyn Xukunka lasoo saarey.