Madaxweynaha Somaliland muuse Biixi Cabdi ayaa markale ka hadlay Arrimaha Doorashooyinka Somaliland.
wuxuu sheegay in Xukuumadiisu qabaneyso Doorashada Wakhtigii loogu Talo galey oo ah 13ka November .
Geesta kale Xisbiyada Mucaaradka ah iyo Shacabka kala duwan ee Somaliland ayaa si weyn usugaya Xilliga Doorashadu dhaceyso ee Dhamaadka Sannadkan.