Kooxda Kubada Cagta ee magalada burco ayaa taariikhda markii ugu horeysay waxay qaadey koobka Horyaalka horyaalada Somaliland(Somalilamd champion) waana final-keedi ugu horeeyey muddo 17 sanno ah .
Saddex gool iyo waxba ayey kaga badisay kooxda ciidanka Asluubta hargeysa