Xoghayaha dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Xisbiga Waddani Yuusuf Nuux (Tadhase)oo hargeysa kula hadlay warbaahinta madaxa banaan ayaa waxa uu sheegay inay xaalad adag ku sugan yihiin Garsoorayaasha iyagu dhexdhexaadinaya ciyaaraha Champion-ka somaliland ee ka socda magaalada berbera.
waxa uu sheegay inaanay jirin wax lacag ah oo la siiyey intii ay ciyaarahaasi socdeen sidoo kalena waxa uu sheegay inay galeen daymo intii ay berbera ku sugnaayen..
wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha ayaa uu ku dhaliilay inay tahli wayday bixinta lacagtaasi wuxuuna sheegay in xiabiga waddani bixin doono lacagahaasi .