iidanka Mareykanka ayaa ka dhimaya ciidankooda 24,000 oo askari, tiradaas oo u dhiginta ku dhawaad 5% tirada guud ee ciidanka.
Tallaabadan ayaa qayb ka ah dib u habeynta ciidanka, si ay awood ugu yeeshaan in ay si fiican u dagaallamaan haddii uu dagaal weyn uu dhaco.
Arrrintan ayaa imanaysa iyada oo ay ciidanka soo foodtsaaray yaraanta shaqaaleysiinta iyada oo ay adkaatay in la keeno askar cusub oo ku filan, si loo buuxiyo dhammaan shaqooyinka ka bannaan ciidanka.