Maydadka laba qof oo god ku dumay oo la helay.

deegaan 25km ujira degmada gabiley ayaa waxa uu god dahabka iyo macdanta laga qodaa uu kusoo dumey laba nin oo iyagu qodanaayey Godkaasi.