Dalka Zambia oo Dad ugu dhinteen Cudurka Daacuunka. February 24, 2024 Abdirisak Coomey Comments Off on Dalka Zambia oo Dad ugu dhinteen Cudurka Daacuunka. 700 oo qof ayaa ku dhintay wadanka Zambia kuwaasi oo udhintay Cudurka Daacuunka oo ka dilaacay wadankaasi.