Aabaha dhaley wiil muqdisho lagu diley oo war Soo saarey.

Aaba dhaley Cabdinaasir Dahable oo lagu diley magaalada muqdisho ayaa ka hadlay Dilka loo geystay Inankiisa oo Kooxo aan haybtooda la gareyn ay maalinkii shalay ahayd ku dileen Gudaha Magaalada muqdisho

wuxuu sheegay in maydka Wiilkiisa la keeno Hargeysa oo aan laga siyaasadeyn iyadoo Somaliland ku eedeysay dilkiisa Dawlada soomaaliya inay ka dambeysay .