Gudoomiyaha Telefishanka MM TV ayaa maanta dib uhelay xoriyadiisa kadib muddo 43 cisho ah oo uu ku xidhnaa magaalada hargeysa.
Maxamed Cabdi ilig ayaa lagu waayey wax dambi ah oo lagu soo oogo kadibna maxakmadda Gobolka Maroodi-jeex ayaa Dib ugu soo celisay Xoriyadiisi.