Golaha wakiilada somaliland oo ansixiyey xeerka Doorashooyinka.

Golaha Wakiillada Somaliland ayaa cod aqlabiyadda ku ansixiyay xeerkii Doorashooyinka Somaliland.

58 Xildhibaan ayaa ogolaadey 12 ayaa diiday, Gudoomiyuhuna muu codeyn