Golaha Guurtida somaliland oo ansixiyey Xeerkii Doorashooyinka . February 17, 2024 Abdirisak Coomey Comments Off on Golaha Guurtida somaliland oo ansixiyey Xeerkii Doorashooyinka . Xildhibaanada Golaha Guurtida ayaa saaka cod aqlabiyad leh ku ansixiyey xeerkii Doorashooyinka 66 Xildhibaan ayaan ansixiyey