Maalinta jaceylka aduunka Iyo diinta islaamku waxay ka tidhi .

Diinta islaamku gabi ahaanba waxay kasoo horjeeda maalinta jaceylka aduunka oo dadka Cadaanka ahi amaba reer galbeedku ay aad uxusaan kuwaasi oo dadka sheegta inay isjecel yihiin ay sameeyaan dabaaldegyo dhaqanka ka baxsan.