xulka qaranka Ivory Cost oo isagu marti gelinaayey koobka qaramada Africa ayaa ku guuleystay koobkaasi.
ciyaartii kama dambeysta ahayd ayaa waxay dhexmartay Dalalka Ivory cost iyo Nigeria waxaana ciyaartaasi kusoo dhamaatey 2 iyo 1.
Copyright © 2025 | MM Somali TV