Taariikhda markiisi labaadd oo xidhiidh ah xulka kubada cagta wadanka Qater ayaa ku guuleystay Koobka Qaarada Asia .
Kulan aad u adag oo dhexmarey Dalalka Jorden iyo Qater ayaa kusoo dhamaadey saddex gool iyo hal (3-1)ay guushu ku raacday Xulka wadanka qater.
Ciyaaryahan Akram Cafiif oo asal ahaan soomaali ah ayaa isagu wadankiisa ku hogaamiyey Guushan Waxaana uu dhaliyey Saddexlay Goolal ah.
Sidoo kale Akram Cafiif ayaa ku guuleystay gool dhalinta Koobkan isagoo dhaliyey intuu koobku Socday 8 Gool .