Siyaasi cabdo Axmed Aayir oo kqmid ahaa Aasasayaashi Xusbiga Kulmiye ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey Xisbiga Mucaaradka Somaliland ugu weyn ee Waddani.
Wuxuu xilal kala duwan soo qabtay wakhtigii Xukuumadihii kala dambeeyey ee Somaliland soo mara .
isagoo hadal ka jeedinayey Madasha soo dhaweyntiisa waxa uu sheegay in Xisbiga waddani uu u arkay inuu yahay mid somaliland ka saari kara xaalada ay wakhtigan ku sugan tahay