Xuutiyiinta Yemen oo markale weeraray maraakiibta Badda cas.

Sida ay xaqiijisay dawladda Ingiriisku Xuutiyiinta Dalka Yemen ayaa gantaal la eegtay markab kuwa xamuulka qaada oo UK laga leeyahay , kaaso la sheegay inuu burbur yar kasoo gaadhay , sida ay Tabisay wakaaladda wararka Reuters.

Markabka waxyeelada Fudud ay soo gaadhay ayaa marayay Xeebta Yemen ee ku Beegan Magaalada Xudayda.

Dhanka kale Ciidanka Maraykanka ayaa duqayn ka fuliyay gudaha Yemen saacadii lasoo dhaa