Maxay ku heshiiyen Labada Aqal barlamaan ee Somaliland ?

Shirgudoonka labada gole ee Guurtida iyo wakiilada somaliland ayaa waxay qodobo kasoo saaren kulamo usocday maalmihii udambeeyey.

Somaliland oo cagaha la gashey khilaaf siyaasadeed oo cusub ayaa waxa uu khilaafkani salka ku haya dhaqan galka xeerka isa -saarka doorashooyinka ayaa waxa uu heshiiskani hordhac unoqon doona in lasoo afjaro khilaafadkan soo noq-noqday.

Heshiis 10 Qodob ka kooban ayey gaadhen labada Gole Baarlamaan ee Somaliland.