Xulka Galmudug oo ku guuleystay Horyaalka maamul Goboleedyada.

Ciyaartoyda ku ciyaareysay magaca maamul goboleedka Galmudug ayaa taariikhda markoodi ugu horeysay waxay ku guuleysteen tartanka maamul goboleedyada soomaaliya oo maalmihii udambeeyey ka socday magaalada muqdisho.

Galmudug ayaa waxa ciyartoydoodu gool kulaadyo(Rikoodhayaal) ay kaga badiyeen xulka ku ciyaarayey magaca maamulka Hiirshabeele.