Golaha Wakiilada Somaliland oo Xeerka Doorashooyinka Ugudbiyey Madaxweynaha Somaliland.

Golaha Wakiillada ayaa haddda Waxa Cod aqlabiyad ku ansixiyey Xeer Lr.14. Sidii uu hore goluhu ugu ansixiyey, meeshana lagaga saaray wax ka bedelkii Guurtida

Golaha oo ay fadhiyeen 71 Xildhibaan
Waxa sidii uu golaha kaga baxay
ku ogolaaday 66 xildhibaan
Waxa ka aamusy 2 xildhibaan
Waxa diiday 2 Xildhibaan
Gudoomiyuhuna muu codaynin