Magalaada muqdisho waxay tahay mid aan laga ciaari doonin tartanka maamul goboleedyada oo maalinkii shalay ahayd ka furmay garoonka muqdisho stadium
Kulan ay maanta ciyaari lahaayeen Gobolka Banaadir iyo Koonfur Galbeed dib loo dhigay lana Cayaari Doono Maalinta Isniinta 1da Janaayo 2024.
baqaashada kulankan ayaa waxa xaqiijiyey xidhiidhka kubada cagta soomaaliya iyadoo sababta baaqashada kulankaasina loo sababeeyey laba qodob
1: Maamulka koonfur galbeed ayaa ku doodaya in goolhayaha xulka qaranka soomaaliya uu noqdo goolhayahooda balse waxa ugu dambeyn ay joojiyeen gool hayahaasi
2: in xulka maamul goboleedka koonfur gfalbeed aanay helin wakhti ku filan oo ay tababar ugu sameeyaan garoonka muqdisho stadium oo uu koobku ka socdo.
si kastaba kulankan ayaa la ciyaari doona 1da January oo ku beegan maalinta isniinta ah ee todobaadkani.
kulanka Furitaanka yaa maalinti shalay oo jamice ahay waxa uu dhexmarey Maamul goboleedyada Hiirshabeelle iyo Galmudug taasi oo kusoo dhamaatay Barbar dhac 1-1 ah .