Gudoomiyaha Urur Siyasadeedeedka MIDEEYE ayaa qoraal uu soo dhigey barta uu Fcabuuga ku leeyahey Ururka Siyaasadeedka MIDEEYE ayaa ku baaqey in ay taagantey waqtigii loo aqoonsan lahaa loona ansixin lahaa in Gobolka Gabiiley uu noqdo Gobol Buuxa iyo Gobolkii 7aad e kusoo biirey 6da Gobol ee hada ka jira Jamhuuriyada Somaaliland.
Gudoomiye Mr Badmaax oo ah Aqoonyahan so bartey Shuruucda iyo Qanuunka caalimiga ( International Law and International Relations) ayaa si farshaxan leh oo cilmiyeesan uso bandhigey in Gobolka Gabiiley uu buuxiyey 8 shurudood oy ku yegleeleen iny buuxiyeen Shuruudihii Gobolnimada sida soo Socota ayaanu u dhiganyey Gudoomiye Badmaax qoraalkiisu:
Hordhac: Sharciyeenta Gobol iyo Degmo
Sharciga Gobollada iyo Degmooyinka waxa u uku xardhan yahey XEERKA GOBOLLADA & DEGMOOYINKA ( Xeer LR. 23/2002) Xeerkaasi wuu dheer yahey ciddi faafaahis dheerad ah u bahanina waxa aay daalacan karta: www.Somalilandlaw.com
Hadaba waa maxey Shuuradaha (Criteria) ee lagu magacaabi karo Gobol oy ay si dhameystiran Gabiiley shruudihii looga baahnaa ee Gobolnimo uu buuxisey:
Baaxada Dhulka ay Gobolka Gabiley ku fadhido ( Geographical and landscape area size)
Miisaanka dadaweynaha ku nool degaanka iyo Gobolka Gabiiley ( Population Density)
Wax soo saarka Gobolka ( Production capacity i.e Food Production)
Isku filaanshaha Dhaqaale ee Gobolka ( Economic Viability)
Hanashada Adeegyada Bulshada ee Gobolka (Acquisition of Regional Social Services)
Khayraadka dabiiciga ah dhul iyo buur (Presence of Natural and Mineral Resources)
1,a). Baaxada Dhulka: a total land area of about 4328km2, waxaase baaxada dhulka (Size) ka muhiimsan sida degaanka Gobolka ay garabka isugu hayaan (density) marka la xuso magaalooyinkaay (Majors) ka mid yihiin Arabsiyo, Alleybadey, Kalabaydh iyo TUGWAJAALE. Waxa kaloon ku daraya ( Minors) tuulooyinka Agabar, Gedbalaadh, Teysa, Ijaara, El bardaale.Magalooyinka iyo Tuulooyinka oo qayb laxaadleh ka qaata dhaqaalaha iyo wax soo saarka Wadanka.
2,a). Misaanka Dadweynaha ( Population Density). Sida Laga warqabo iyadoo ayna tiro koob sugan (Census) aan Wadanka laqa qaadey aanu jirin, waxa markhaati madoon ah in Gobolka Gabilley lagu qiyaaso dad (Population) gaadhikaraan 200,000 to 300,000 oo kun madaama ay yihiin Beeraley (Farming and stable Society) aan guurguurin . Waxa kale oo laga duulikaraa laguna qiimeyn karaa waa sidii doorashooyinka Jamhuuriyada Somaliland soo marey ila marka laga bilaabo ( 1960-2023) ka qabsoomey. Waa tariikh taxana ah lagana dheegan karo kana muuqaneysa sidii Goballada iyo Degmooyinka ukala codbadnaayeen, taasoo loo soo qaadan karo tusaale. Hadaba waxaan door bidey inaan tusaale usoo qaato doorashadii ugu dambeysey ee Madexweynaha 2017 , hadaba si aad 2017ki loo kala codbadnaa degmooyin iyo Gobolbs ay loo kala horeeyey. Hadaba si aad fikrad uga
qaadato SHAXDA hoos ku qoran ka daalaco .Komishanka Doorashooyinka. Official Election Commission Chart as follows: Waxaan shaxdan loo soo bandhigney sidi lokala codeeyey tira ahaan lixda (6da) Gobol caasiamdahooda laakin tiradii codeynta ee Gabiley ay ku 7ba tahey.
Gobolka Degmada Tirada Codbxiyayaasha Dorashada
Wakiilada iyo Degaanka 2021
1.maroodjeex Gabiley 76478
1,a Marodijeex
Total
400,379
- Sanaag
Erigabo
65962
2,a Sanaag
Total
111,623
3.Sool
lascanood
52788
3a Sool
Total
103832
- Saaxil
Berbera
83034
4.a Saaxil
Total
98503
5 Togdheer
Burco
160390
5a Togdheer
Total
205591
6 Awdal
Borame
89126
6a Awdal
Total
145919
Halka waxa laga dheegan karaa tirade codbixiyayaasha Gobolka Gabiley iney Gobolada Dalaka qarkood ay tirade codbixiyayaashoodu ay aad ugu dhawyihiin xaga codeynta.Sidaas hadi loogu xaqsooro ay Gobolnimadooda Shurudaha aan kor kusney ay dhameystreyso. Diwaangalinti 2022 Gobolka Gabiiley si balaadhan aya leysaga diwaangaliyey laguna qiyaasi karo tiradi hore ee codbixiyayaasha iney laba laabanto InshAllah.
3,a). Wax soo saarka . Gobolka Gabaiiley wax uu kow ka yahey Gobollada wax soo saarka ku suntan ay ka mid yihiin Awdal iyo Ceergaabo, Kamiyada ama xadiga wax soo saarka Gobolka hadii la qiimeeyo, waxa lagu qiyaasa 85% wax soo saarka cuntada lagu beero jamhuuriyada Somaliland in ay ka timaado Gobolka Gabiiley.Waxaa cuntoouinkaa ka mid ah, Arabikhida, Hadhuudhka, qamadida
{wheat), barley, beans,peas, ground nuts. Waxa intaa dheer ( Fruits and Vegetables) ay ka mid yihiin liinta (Oranges), papaya, watermelon and tomato( Tugwajaale and CEEL_BARDAALE project). Hadaba Gobolka Gabiiley inuu wax soo saarka kow ka yahey muran kama taagna.
4,a). Iskufilaanshe Dhaqaale ( Economic Viability) Sharcigu wuxuu odahanaya Meesha Gobol ama Degmo loo magacaabaya waa iney boqolkiiba lixdan 60% dhaqaalaha isku filantahey.
Markaad eegto Wadanka oo dhan Gobolka Gabiley waa ka kaliya ee boqolkiiba boqol 100% wax soo saarka siiba-food production oo isku filanyey. Xaga dakhliga (revenue waa ta seddexaad). Waxa dad khubaaraa ahi isku raaceen hadii loo helo Gobolka hab Mechanized Agricultural oo macna heedu tahey iney imaneyso(improved land recalamtion, reduced soil erosion and more efficient irrigation systems) taasoo suragalikarta in xataa cunto Gabiley soo saarto la dhoofinkaro Dalaka Dibeda.
5,a). Hanashada Adeegyada Bulshada ee Gobolka (Acquisition of Regional Social Services
Waxbarashada ( Education) Gobolka Gabiiley waxa ka jira adeegi dugsiyada hoose (Primary Schools), kuwa dhexe (Intermediate Schools) iyo kuwa sare (Secondary Schools) ilaa heer jamacadeed (Primary Schools, intermediate , Secondary and University Education is available through out the region). Timacade University was opened in 1999 to cater the needs of the students in the region.The famous Qalax Secondary School which was built in 1954 is in the Gabiley Region also. The education system is growing in a faster pace than most of Somaliland
Adeega Caafimaad ee Gobolka (Regional Health Services) Gabiley waxa ka adeega lix 6 cusbitaal oo waa weyn ( Gabiley has 6 operating general hospitals) waxa kaloo Gobolka Gabiiley ka adeeg MCh yo kala duwan.
6,a). Khayraadka dabiiciga Sida ku cad odoross la sameeyey kuna keydsan aqalka qeynuun dajinta Mareykanka- Library of Congress labada meelood eel laga heley dahab ( Gold) waa ARABSIYO- SOMALILAND REPUBLIC iyo CEEL BUUR- SOMALIA. Taaso macnaheedu yahey Gobolka Gabiley in khayraad dibiici ah ooh or leh Allah ku manneystey Qaranka Somaliland gabi ahaantiisana dakhli horleh u keeni kara.
7,a). Tairikhda Qadiimka ah ee Gobolka Gabiiley (Historical Heritage) Waxa Gobolka Gabiiley ku suntan tariikho qadiim oo kaso jeeda wakhtigi faraaciandii ( Gabiley is one of the oldest towns in the Republic of Somaliland after Zeila , Berbera and Borame. Old painting were found in Dhadax guure) waxa laga heley athaar qadiim ah Dhagax Guure oo u jirta Gabiley 45 km. laguna tuhunsayahey iney weli yaalaan dhagaxaanti Ahraamta Masar lagudhisey iyo sawiro u eeg kuwa Lasgeel oo kale.