Raysal wasaaraha Soomaaliya oo Safar ku tagey Magaalada Kismaayo.

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa soo gaadhay magaalada Kismaayo, halkaas oo lagu soo dhaweeyeen Madaxweynaha Dawlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Guddoomiyaha Golaha Wakiillada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Jubbaland.

Socdaalka Ra’iisal Wasaaraha ee Jubbaland ayaa la xidhiidha u kuurgelidda xaaladaha binu aaddantinimo ee ka dhalatay daadadka El-nino