Dawlada soomaaliya ayaa warkan qoraalka ah ee ay soo saartay waxay ku sheegtay inay ku joojisay isticmaalka Progarm-ka 1XBET oo halis weyn iyo dhibaato xoogan ku haya shacabka soomaaliyeed
Progarm-ka 1XBET ayaa ah mid uu qofku lacag dhiganayo sida khamaarka oo kale oo uu nasiibkiisa tijaabinayo
Progarm-ka 1XBET ayaa ah mid uu qofku lacag dhiganayo sida khamaarka oo kale oo uu nasiibkiisa tijaabinayo iyada oo sida uu doortray haddii ay usoo baxdo uu helayo lacag ka badan mida uu dhigtay marka hore
haddii uu heli waayo sida uu dhigtay wuxuu waayi doona dhamaan lacagta uu dhigtay oo uu khasaari doona taasi oo inta badan ay la kulmaan dhalinyarada soomaalidu .