Maanta oo ah maalin salaasa agh dawlada hoose ee hargeysa waxay gubtay Raashin tiro badan oo ubadan Bariis kaasi oo Somaliland kasoo galey dhanka waddanka jabuuti kaasi oo Xogta dhicitaankiisa ay heshay dawlada Hoose wakhtigii uu soo galey gudaha Hargeysa
Ganacsatadii keentay raashinkan ayaan illaa hadda la horgeyn Maxkamada balse Dawladda Hoose marar kala duwan waxay sheegtay inay maxkamad la tiigsan doonto ganacsatadii keentay raashinkan .