Xaalada Magaalada Qaza oo halis gashey iyo wararkii ugu dambeeyey.

Ururka Caafimaadka Adduunka uu ku baaqay xabbad-joojin degdeg ah si looga hortago dhimashada kor u kacda.

Labada isbitaal ee ugu weyn Gaza ayaa joojiyay qaadashada bukaanno cusub sababo la xiriira duqeymaha Israel iyo yaraanta dawooyinka iyo shidaalka iyadoo la soo sheegayo dhimashada sii kordheysa ee bukaannada iyo shaqaalaha caafimaadka. Al-Shifa iyo Al-Qudus, oo ah cisbitaalada ugu weyn uguna labaad ee ugu weyn Gaza, siday u kala horreeyaan, ayaa sheegay Axadii in ay hakiyeen hawlihii shaqo iyadoo Ururka Caafimaadka Adduunka uu ku baaqay xabbad-joojin degdeg ah si looga hortago dhimashada kor u kacda.

Ururka Caafimaadka Adduunka uu ku baaqay xabbad-joojin degdeg ah si looga hortago dhimashada kor u kacda.