Shacabka Magaalada Hargeysa iyo Dareenkooda lixda Sano ee Talada Xukuumada.

Shacabka ku dhaqan magaalada Caasimada ah ee hargeysa ayaa si weyn uga hadlay dareenkoodana ka muujiyey sida ay u arkaan Hogaaminta Madaxweyne Muuse biixi cabdi iyo Xukuumadiisa kulmiye oo lix sanno Hayey Talada Somaliland

Shacabka Caasimada ayaa qaarkood qaba in aanay jirim wax uqabsoomey Xukuumada Taas badalkeedana laga Dhaxlay kala qaybin Bulsho Waxqabad la’aan ,Xadhig Iyo Cabudhin