Dalka Ingiriiska oo lagu xidhay Banaan-baxyaal taageersanaa Shacabaka Falastiin.

Xiisada ayaa cirka isku sii shareertay kadib markii ay isku dhaceen ciidamada booliska iyo kooxaha midigta fog

In ka badan 300,000 oo dibad-baxayaal taageersan Falastiin ayaa isugu soo baxay waddooyinka bartamaha London Sabtidii, taasoo keentay in ka badan 120 la xiro iyadoo booliisku ay ka shaqeynayaan inay ka hortagaan dibad-baxayaasha midigta fog inay carqaladeeyaan isu soo baxan weyn.

Xiisada ayaa cirka isku sii shareertay kadib markii ay isku dhaceen ciidamada booliska iyo kooxaha midigta fog

Xiisada ayaa cirka isku sii shareertay kadib markii ay isku dhaceen ciidamada booliska iyo kooxaha midigta fog, kuwaas oo isugu soo baxay si ay uga soo horjeestaan banaanbaxa dhacayay maalinta xusuusta ciidamada qalabka sida oo ah sanad guuradii ka soo wareegatay dhamaadkii dagaalkii koowaad ee aduunka, markaas oo Britain ay xuseyso dadka dagaalkaas uga dhintay.