Booliska Somaliland oo gacanta ku dhigey Nin dil ka geystay Gudaha somaliland

Marxuumka la dilay oo magaciisu Yahay Nimcaan Maxamed Cumar, waa 23 Jir, halka Eedaysanaha la qabtayna uu magaciisu Yahay Abshir Saleebaan Xuseen, oo 17 Jir ah.

Dilku wuxu ka dhacay xalay xaafadda Sheekh Cumar, waxaana Boolisku ay gacanta ku dhigeen 4 qof oo ku eedaysan in ay gacansiiyeen eedaysanaha Dilka

Gaystay.