Hay’adda Sirdoonka Qaranka ee magaceedda loo soo gaabiyo #NIA oo adeegsanaysa #K9 ayaa howlgalo qorsheysan ka fulisay xaafadaha kala duwan ee magaalada Hargaysa.
Hawlgalkan ayaa lagu beegsaday shabakado basaasiin ajaanib ah.
Howlgalkan ayaa lagu soo qabtey 17-qof waana howlgalkii koowaad oo ay ka qeyb qaadanayaan