Abwaan siciid maxamuud gahayr oo hargeysa lagu aasay .

Alle h aunaxariiste abwaan siciid maxamuud gahayr ayaa habeenkii xalay ahaa ku geeriyoodey magaalada Hareysa oo uu xaalad caafimaad ujiifey.

Xabaalaha Deegaanka Toon ayaa lagu aasey Abwaanka waxaana ka qayb galey masuuliyiin ka tirsan Xukuumada Somaliland.