Shil gaystay khasaare kala duwan ayaa ka dhacey Bariga Magaalada Hargeysa.

Laba gaadhi oo kala ah booyad iyo basaska safarka loo raaco ayaa isku dhacey

3 qof ayaa ku dhintay, halka 9 kale na waa ay ku dhaawacmeen shil gaadhi oo ka dhacay inta u dhaxaysa Awbarkhadle iyo Burcada yar.

Laba gaadhi oo kala ah booyad iyo basaska safarka loo raaco ayaa isku dhacey

Shilkan ayaa waxa sababay kadib markii ay isku dhaceen laba gaadhi.