16 Waddan oo ku yaala Qaarada Africa oo aan lahayn wax Bad ah .

Waddamadan 16ka ah qaarkood waxa uu dhaqaalahoodu ku xidhan yahay wax soosaarka beeraha

Maxaad ka taqaan wadamada aan lahayn badda ee ku yaala qaarada africa ?
Qaarada Africa waa qaarad ka kooban 54 waddan oo qaybo kamid ah waxa ay leeyihiin badd iyo dekedo

Waddamadan 16ka ah qaarkood waxa uu dhaqaalahoodu ku xidhan yahay wax soosaarka beeraha

16 waddan oo ku yaala isla qaarada africa ayaan lahayn bad balse waxay maareeyen dhaqaalaha iyo ganacsiga wadamadoodaasi ,waxaana jira in waddamadaas qarkood ay heshiisyo wax isdhaafsi la gaadheen dalalka kale ee badaha leh ee isla qaarada ku yaala .
16kan waddan ayaa kala ah:

1- Ethiopia. 9- Mali
2-Uganda. 10-Zimbabwe
3- Burundi. 11- Zambia
4- south Sudan. 12- Burkina Faso
5- Rwanda. 13- Botswana
6- Chat 14- Malawi
7- Niger. 15- Lesotho
8- Central Africa. 16- Swaziland

Waddamadan 16ka ah qaarkood waxa uu dhaqaalahoodu ku xidhan yahay wax soosaarka beeraha dhoofinta Cudbiga iyo wax is-dhaafsi kala dhaxeeya dalalka kale ee Dunida .