Mareykanka iyo Masar oo heshiis ka gaadhey Dagaalka Falastiin

Madaxweynaha Mareykanka ayaa sheegay in dhigiisa Masar ay isku raaceen in la furo Marinka Rafah xilli ay weli go’doon ku jirto Qasa,

Kaas oo noqon doona gargaarkii ugu horreeyay ee caalami ah ee soo gala Qasa tan iyo 7-dii Oktoobar.